Wafdi ka socda Iiraan oo la kulmaya Ra’iisul Wasaaraha Pakistan

0
137

Kooxda wadahadallada ku matalaysa Iiraan ayaa la kulmi doona Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Shehbaz Sharif .
Kooxda Iiraan ayaa la kulantay taliyaha ciidamada Pakistan iyo wasiirka arrimaha dibadda markii ay xalay ka soo degeen garoonka diyaaradaha, sida ay sheegtay Tasnim.