Senatarka dowlad deegaanka Kericho Aaron Cheruiyot, kaaliyaha Madaxweynaha dalka Farouk Kibet, iyo Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee xisbiga UDA Anthony Mwaura ayaa ku eedeeyay Rigathi Gachagua iyo Senator John Methu inay ixtiraam darro u muujiyeen Madaxweynaha dalka William Ruto.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Xulafada madaxweyne Ruto oo eedeyn u jeediyay Rigathi Gachagua iyo Senator John...




