DHEGEYSO:Xog’hayaha arrimaha gudaha dalka oo digniin u diray mas’uuliyiinta

0
125

Xog’hayaha arrimaha gudaha dalka Dr. Raymond Omollo ayaa sheegay in Shakhsi kasta ama hoggaamiye kasta oo ku lug yeesha falal dambiyeedka ama fududeeya khiyaanada laga qaadi doono tallaabo adag sida waafaqsan sharciga.