DHEGEYSO:Roobab saameyn ku yeeshay Kajiado

0
655

Dadka ku nool Namanga ee ismaamulka Kajiado ayaa guriyahooda laga raray ka dib markii uu ku soo fatahay biyaha roobka taasi oo saameyn adag ku yeelatay.
Dowlada Kajiado ayaa sheegtay in ay caawimaad u fidin doonto qoysaskaas barakacayaasha ah.