Sheekh Xasan Cabdullahi Camey oo ka mid ah culimadda magaalada Gaarisa ahna guddoomiyaha dallada Namlef ee ismaamulkaas ayaa shacabka magaalada xusuusiyay in 3-dii beri ee roob doonka ay bilaabmayso Khamiista berrito.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Sheekh Xasan Cameey oo shacabka Gaarisa xusuusiyay xilliga la qaban doono roob...




