Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha dalka Dr Alfred Mutua ayaa sheegay in 538,000 oo Kenyan ah ay shaqo u raadsadeen dalka dibaddiisa.
Waxaa uuna intaas ku daray in Inta u dhaxaysa 450 iyo 500 oo qof ay maalin walba shaqooyiin u raadsadaan dalka dibaddiisa iyagoo adeegsanaya barnaamijyo ay dowladdu fududeysay.
Waxaa uuna Kenyaanka uga digay shirkadaha aan diiwaangashneyn kuwaas oo Kenyaanka shaqo been abuur ah ugu spp bandhigaya dalka dibaddiisa.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Boqolaal Kenyaan ah oo maalin walba shaqooyiin u raadsada dalka dibaddiisa




