DHEGEYSO:Madaxweyne Ruto oo sheegay in Barnaamijka Nyota uu gaari doono 820,000 oo dhalinyaro ah

0
603

Madaxweynaha dalka William Ruto oo maanta dhalinyaro ku guddoonsiinayay lacagaha Barnaamijka NYOTA ayaa sheegay in Barnaamijkan uu gaari doono 820,000 oo dhalinyaro ah oo ku nool Kenya.
Waxaa uuna gaashaanka u darruuray hadalada dadka dhalliilaya Barnaamijka Nyota.

Madaxweyne Ruto ayaa sido kale sheegay in qorshaha Nyota aysan ahayn mid siyaasadeed, oo ay tahay qorshe ganacsi.