DHEGEYSO:Kala duwanaansho ka dhex jirta Xisbiga ODM

0
566

Kala duwanaanshaha xisbiga ODM ayaa sii socota iyadoo carruurta hoggaamiyihii hore ee xisbiga ODM Raila Odinga ay dhalliileen kuwa sheegaya inay afduubteen xisbiga.
Xildhibaan Winnie Odinga oo ka tirsan baarlamaanka Yala iyo walaalkeed Junior Odinga ayaa sheegay inaysan ka leexan doonin inay beddelaan mowqifkooda, iyagoo sheegay inay hoggaamin doonaan dadaallada lagu badbaadinayo xisbiga ODM.
Labadoodu waxay ka qaybgaleen isu soo bax siyaasadeed oo ka dhacay xaafada Kibra ee Nairobi.