DHEGEYSO:Labo qof oo ku dhintay wabi ku yaala ismaamulka Kiambu

0
564

Laba dhallinyaro ah ayaa dhintay ka dib markii ay ku dhaceen biyo-xireen u dhow webiga Gatara ee Kabete, ismaamulka Kiambu.
Sida ay sheegayaan wararka, wiilasha, oo da’doodu ahayd 13 iyo 14, ayaa ku dabaalanayay balliga, ka dib markii ay ka yimaadeen kaniisadda.