Wararka Kenya DHAGAYSO: Gargaar la gaarsiiyay Shacaabka ku nool Sarman ee deegaanka Wajeer By star - December 8, 2025 0 56 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wakilka haweenka ee laga soo doortay Ismamulka Wajeer Fatuma Jeexoow ayaa deeq gaarsiisay Shacaabka ku nool Sarman. Wakiilka dumarka Wajeer ayaana sheegtay in gargaarka ay ugu talagashay hooyooyiinka iyo dhalinyarada. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/12/Wakiilka-Haweenka-Wajeer.mp3