Duqeymo cirka ah oo laga fuliyay Qaza

0
119

Weerarada Israa’iil ee ka socda Marinka Gaza ayaa sii socda iyadoo kooxda hubaysan ee Falastiiniyiinta ee Jihaadka Islaamiga ah ay soo gudbinayaan meydka maxbuus dhintay, taasoo qayb ka ah xabad joojinta dhexmartay Israa’iil iyo Xamaas.
Weerarada Israa’iil ay ku qaaday falsatiin ayaa gaaray 264 taas oo ay ku qaaday Daanta Galbeed ee la haysto bishii Oktoobar.
Dagaalka Israa’iil ee Gaza ayaa lagu dilay ugu yaraan 68,875 Falastiiniyiin ah, waxaana dhaawacay 170,679 tan 7-da bishii Tobnaad ee sanadkii 2023.