Dadka deggan Koonfurta Turkana ayaa muujiyay caro ay ka muujinayaan waxa ay ku sheegeen dilal maalinle ah oo ay geysteen saraakiil ka tirsan Ciidanka Difaaca dalka.
Ciidamada KDF-ta ayaa lagu eedeeyay inay dil bareer ah u geesteen laba sarkaal oo ka tirsan booliiska deegaanka oo lagu kala magacaabo Eyapan Loluk iyo Simon Lomowas Ekaru.
Dadka deegaanka iyo hoggaamiyayaasha ismaamulka Turkana ayaa dowladda ka codsaday in la bedelo madaxa cusub ee saraakiisha KDF-ta ka howlgala Turkana cadaaladane la horkeeno dadkii ka dambeeyay falkaas.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:KDF-ta Koonfurta Turkana oo lagu eedeeyay inay dileen saraakiil ka tirsan booliiska...




