DHEGEYSO:Culimaa’udiinka magaalada Gaarisa oo ka walaacsan falalka amni daro ee ku soo batay magaalada

0
235

Culimada magaalada Gaarisa ayaa walaac ka muujiyay falalka amni darrada ee ku soo badanaaya magaalada.
Kulan ay yeesheen ka dib ayay culimada waxaa ay hay’adaha ammaanka ugu baaqeen in si degdeg ah loo soo celiyo amniga magaalada.
Sheekh Xasan Cabdi oo ah guddoomiyaha Golaha Sare ee Muslimiinta Kenya ee SUPKEM iyo guddoomiyaha dallada NAMLEF ee Gaarisa Sheekh Xasan Cabdullahi Camey oo dowladda baaq u diray ayaa waxaa hadaladooda ka mid ahaa.