DHAGEYSO:Hooyo 6 carruur ah haysato oo raadinaysa ehelkeeda oo ay kala lumeen iyada oo dhallaan ah

0
641

Gabadh soomaaliyeed oo ay ehelkeeda kala lumeen qixii Soomaaliya sanadkii 1991-dii oo hada hooyo ah kuna nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa raadinaysa qarabadeeda waxayna codsatay in lala raadiyo dadkii dhalay
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa la kulmay warbixintana ka soo diyaariyay.