DHEGEYSO:Hoggaamiyaasha haweenka Xeebta oo ka hadlay xadgudubyada lagula kaco dumarka

0
422

Hogaamiyayaasha Haweenka gobolka Xeebta iyo Daneeyayaasha Daryeelka Caafimaadka ayaa ka hadlay xadgudubyada jiinsiyadeed ee lagula kaca gabdhaha.
Waxaa ayna sheegeen in ay xoojin doonaan Sharciga Dembiyada Galmada.
Waxaa ay intaas ku dareen in xadgudubyada jiinsayadeed ay saameyn maskaxiyan ah ku yeelanayso gabdhaha.