Ugu yaraan 1,152 askari oo Israa’iili ah ayaa la dilay tan iyo markii uu billowday dagaalka Israa’iil ay ku wado Qaza bishii Oktoobar ee sanadkii 2023, sida lagu sheegay tirokoob ay daabacday Wasaaradda Difaaca Israa’iil.
Qiyaastii 42 boqolkiiba askartan ayaa da’doodu ka yar tahay 21 sano jir, waxaana tiradaas ku jira askar, saraakiil booliis, Shin Bet iyo ciidamada howlgallada gaarka ah.
Tirada ayaa waxaa ku jira dadkii lagu dilay weerarkii 7-dii October