DHEGEYSO:285 hub ah oo lagu soo wareejiyay Ciidamada Kenya

0
157

Wasiirka wasaaradda amniga qaranka Kipchumba Murkomen oo ka hadlayay gobolka Rifty Valley ayaa sheegay in kor loo qaaday hub ka dhigista dadka heysta hubka sharci darrada ah.
Waxaa uuna tilmaamay in 285 qori ah la soo wareejiyay tan iyo markii la bilaabay hawlgalada ka dhanka ah burcadda hubaysan.
Dhankiisa madaxweyne ku xigeenka dalka Kithure Kindiki ayaa bogaadiyay hawlgalada amni xaqiijinta ah.