DHEGEYSO:Barasaabka Kakamega oo ku gacan seyray hadal ka soo yeeray madaxweynihii hore ee dalka

0
632

Barasaabka Kakamega Fernandes Barasa ayaa ku gacan seyray hadal ka soo yeeray madaxweynihii hore ee dalka Uhuru Kenyatta oo ahaa in maamulka madaxweyne Ruto ay burburineyso guulihii la gaaray intii uu xilka hayay.
Mr Barasa ayaa sheegay in ismaamulka Kakamega uusan ka faa’ideysan wax mashaariic ah oo waaweyn oo hoos yimid maamulkii Uhuru.