Israa’iil oo in ka badan 50 qof ku dishay Qaza

0
409

Duqeymaha Israa’iil ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 50 qof ee magaalada Qaza ee dagaalku ka socdo iyadoo Qaramada Midoobay ay sheegtay in milatarigu “ay argagax ku hayaan shacabka reer Falastiin ee magaalada Qaza kuna qasbaya tobanaan kun inay qaxaan”.