DHEGEYSO:Haweenka Gaarisa oo dalbaday xorriyad ay ku doortaan hoggaamiyeyaal iyadha oo saameyn ay ku lahayn raga

0
417

Haweenka ka soo jeeda ismaamulka Gaarisa ayaa ugu baaqay ragga inay u ogolaadaan inay doortaan hogaamiyahooda doorashada guud ee soo socota.
Waxaa ay sheegeen in muddo aad u badan aanay ku dhaqmin xuquuqdooda dimuqraadiga ah sababo la xiriira in ay awaamiirta qofka la dooranaayo ay ka qataan nimankooda ama odayaasha qabiilka.
Waxaa ay wacad ku mareen in ay u hiilin doonaan musharaxa ay door bidaan iyada oo aan cidna faragelin.
Khadra Salaad oo ku hadashaday afka haweenka Gaarisa ayaa waxaa hadalkeeda ka mid ahaa.