Ururka mootooleyda ee ismaamulka Kajiado ayaa soo saaray qaab casri ah oo rakaabka u fududeynaya in ay aqoonsadaan wadayaasha dhugdhugleyda.
Barnaamijkan ayaa la doonaya in looga hor tago falal dambiyeedyada la gaysta iyadoo la adeegsanaya mootada.
Qaar ka mid ah wadayaasha mootooyinka ee Kajiado oo arrintan ka hadlay ayaa yiri.