Warbixin ay dadweynaha la wadaageen laamaha ammaanka ayaa fududaysay in gacanta lagu soo dhigo hub nooca AK 47 ah ee ismaamulka Turkana
Qoriga laga soo furtay eedeysanaha ayaa waxaa ku rarnaa lix xabo oo rasaas ah iyo rasaas la isticmaalay.
Eedeysanaha, ayaa u suurta-gashay inuu baxsado.
Waxaa socda ugaarsi lagu doonayo in lagu soo qabto si uu u wajaho maxkmadda .
Adeegga Booliska Qaranka waxa uu ku ammaanayaa xubnaha bulshada sida hagar la’aanta ah ee ay ula shaqeeyaan hay’adaha amniga, waxaana ay ku boorinayaan in ay sii wadaan wadaagga macluumaadka ee saldhigyada ugu dhaw ciidamada Booliska ama ay la sameeyaan xariir dhanka taleefoonada ah.