DHEGEYSO:32 qof oo la dhigay isbitaalka Nyamira ka dib markii ay cuneen Hilib Sac

0
459

Agaasimaha caafimaadka guud ee ismaamulka Nyamira John Kimani ayaa faah faahin ka bixiyay dhacdo ka dhacay magaalada Nyakeore ee galbeedka Mugirango, halkaasoo 32 qof la dhigay isbitaal kadib markii ay cuneen hilibka sac buka.