DHAGEYSO:Waxgarad ka hadlay in kalsoonida lagala noqday mid ka mid ah ugaasyada Mandera

0
793

Mid ka mid ah odayaasha beelaha dego ismaamulka mandera ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeeray xubno ka mid ah beesha oo sheegay inay ugaaskoodi kalsoonida kala laabteen.