DHEGEYSO:Baaq loo diray dadka deegaanka Kilifi

0
510

Qaar ka mid ah hogaamiyaasha kaniisadaha deegaanka Malindi ayaa ugu baaqay dadka deegaanka in ay ka fiirsadaan caqiidooyiinka qaldan ka dib markii xabaal wadareedyo laga helay keynta shakahola iyo aaga Binzaro ee ismaamulka Kilifi.