DHEGEYSO:Afhayeenka aqalka Baarlamaanka oo olole siyaasadeed ka sameeyay galbeedka dalka

0
434

Afhayeenka aqalka baarlamaanka ee dalka Mosese Wetang’ula ayaa olole siyaasadeed u sameeyay madaxweynaha qaranka William Ruto isagoona ugu baaqay shacabka Gobolka galbeedka in ay taageraan madaxweynaha.