TSC oo ku dhawaaqday 24,000 oo boosaska macalimiinta tababarka ku jira

0
406

Guddiga Adeegga Macallimiinta (TSC) ayaa ku dhawaaqay 24,000 oo boosaska macallimiinta oo ka bannaan fasalada hoose ee dugsiga sare.
Xayeysiis ay Talaadada maanta ah soo saartey ayay TSC ugu baaqday in macallimiinta aqoonta u leh oona xiisaynaayo boosaskan ay soo codsadaan.
Macallimiinta ayaa waxaa looga baahan yahay inay yihiin muwaadiniin Kenyaan ah, oo ay haystaan ugu yaraan shahaado waxbarasho oo leh ugu yaraan celceliska darajada C+ una diiwaan geshan yihiin TSC.
Guddiga ayaa sidoo kale sheegay in ay qasab tahay in codsade walbo uu haatan yahay shaqo la’aan arrimo la xiriirane anshaxa looga saarin guddiga.