DHEGEYSO:Madaxweyne Ruto oo maanta shacab badan ku soo dhaweeyay aqalka madaxtooyada

0
527

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa maanta boqolaal shacab ah ku martigaliyay aqalka madaxtooyada ee Qaranka State House.
Madaxweyne Ruto ayaa maanta kala qeyb galay Kenyaan Badan barnaamijka awood-siinta caasimada dalka ee Nairobi.
Waxaana uu madaxweynuhu bixiyay agabyo kala duwan si kor loogu soo qaado ganacsatada yar yar sido kalena ay shaqo abuur ugu noqoto Kenyaanka.
Mar uu madaxweynaha khudbad u jeedinayay shacabkii ka soo qeyb galay barnaamijkaas ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ah.