DHEGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka dalka oo sheegay in kaararka aqoonsiga ay heli doonaan dhammaan Kenyaanka

0
436

Madaxweyne ku xigeenka Kithure Kindiki ayaa ku celiyay sida ay dowladda uga go’an tahay xaqiijinta in dhammaan dadka Kenyaanka ah ay heli karaan kaararka aqoonsiga qaranka, isagoo caddeeyay in hannaankani uu yahay mid dastuuri ah oo salka ku haya sidii loo horumarin lahaa adeeg bixinta.