DHEGEYSO:Mucaaradka oo dhaliil u jeedayay madaxweyne Ruto

0
458

Qaar ka mid ah madaxda mucaaradka ee dalka ayaa sheegay in madaxweynaha dalka William Ruto uu kenyaanka u qaadayo ballanqaadyo maran.
Waxaa ayna sheegeen in Kenyaanka uu ku kordhiyay canshuurta.
Hogaamiyaha xisbiga DAP-K Party Eugene Wamalwa, iyo barasaabka Trans Nzoia Natembeya ayaa wacad ku maray in madaxweynaha ay xilka ka qaadi doonaan doorashada guud ee sanadka 2027-ka.