Qiimaha badeecooyinka shidaalka ayaa sare u kacay ka dib ku dhawaaqis ay Isniintii sameysay Hay’adda Nidaaminta Tamarta iyo Shidaalka (EPRA) iyadhoo qiimaha Batroolka uu sare ugu kacay ila 8.99, Naaftada 8.67 halka Baasiin-ka lagu daray 9.65.
Qiimahan cusub ayaa hirgeli doonaa maanta oo taarikhdu ay tahay 15-ka Luulyo ila 14-ka August ee sanadkan.




