30 qof oo lagu dilay goob gargaar lagu qeybinayay oo ku taal Rafah

0
454

Ugu yaraan 30 qof ayaa lagu dilay 130 kalena waa lagu dhaawacay goobta keliya ee ka harsanayd raashin qaybinta ee ay GHF ka maamusho koonfurta Qaza.
Ciidamada Israel ay si aan kala sooc lahayn rasaas ugu fureen dad badan oo raashin qeybin sugayay.