DHEGEYSO:Ducaale oo dhaleecayn u jeediyay Gachagua

0
424

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka dalka Aadan Barre Ducaale ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweyne ku xigeenkii hore ee waddanka Rigathi Gachagua isagoo oo sheegay inuu dalka ka waddo siyaasad qabyaalad ah.
Arrintan ayuu ku tilmaamay mid uu Gachagua kaga soo horjeedo barnaamijyada horumarineed oo ka socda gobolka Waqooyi Bari.