DHEGEYSO:Hal qof oo ku dhintay weerar ka dhacay ismaamulka Isiolo

0
411

Hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay weerar ay kooxo burcad ah ku soo qaadeen dowlad deegaanka Isiolo .
Kooxda weerarka fulisay ayaa looga shakisan yahay inay yihiin tuugada dhacda lo’ ah ,iyadoo Lix qof ay ku dhaawacmeen
Weerarka ayaa dhacay fiidnimadii xalay.
Dadka deegaanka ayaana walaac ka muujiyay weerarada burcadda.