Dadweynaha deegaanka Kasarani oo dhigay dibabax ay uga soo horjeedaan haweeneye la dilay

0
201

Dembi baarayaasha ayaa baaraya dil iyo kufsi arxan darro ah oo loo geystay haweeney taasi oo meydkeeda laga helay xaafada Mwiki, Nairobi.
Dilka haweeneydaas ayaa waxaa ka dhashay dibadbax rabshad wataa.
Meydka Abigael Winner Wanjiku oo si xun loo jarjaray ayaa la helay iyadoo Booliska ay sheegeen in gabadhaasi ay soo weerareen rag aan la garaneyn iyada oo kaligeed guriga ku sugan.
Madaxa Dambi baarista ee deegaanka Kasarani ayaa xaqiijiyay in madaxa Abigael uu ka muuqday dhaawac daran , sidoo kale waxaa laga jaray qoorta iyo dhegta midig.