DHAGEYSO:Weerar xalay ka dhacay Khorof Xaraar oo lagu dilay wiil

0
614

Wararka naga soo gaaraya tuulada Khorof Xaraar oo ka tirsan ismaamulka Wajeer ayaa sheegaya in weerar xalay halkaasi ka dhacay lagu dilay wiil.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Wajeer Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa arrinkan ka wareystay wakiilka laga soo doortay deegaankaas Axmad Ismaaciil.

Laamaha ammaanka ayaan weli dhacdadan wax faahfaahin ah ka bixin