Wararka Kenya DHEGEYSO:Shacabka Likuyani oo sameeyay dibadbax ay uga cabanayaan amni darro By star - June 5, 2025 0 557 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dadweynaha ku nool Seregeya oo ka tirsan deegaanka Likuyani ee ismaamulka Kakamega ayaa sameeyay bannaanbax. Waxay cabasho ka muujinayaan amni darro ay sheegeen in ay halkaasi ka jirtay 2-dii bilood ee la soo dhaafay. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/06/LUKUYANI.mp3