DHEGEYSO:Bitok oo ka hadlay waxbaarshada aasaasiga ah ee CBC-da

0
379

Amb (Prof) Julius Bitok oo ah Xoghayaha Maamulaha Gobolke ee, Waxbarashada Aasaasiga ah ayaa sheegay in manhajka CBC uu diirada saaraya kartida ardayda.
Waxaa uu CBC-da ku qeexay waxbarashada ugu wanaagsan.
Waxaa uu intaa ku daray in manhajkaas uu soo saari doono jiil iskood isu maamulka.