Boniface Mwangi oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha Bulshada ayaa la sheegay in la la’yahay iyadoo dhawaan lagu xiray dalka Tanzania.
Dowlada waddanka Tanzania ayaa maanta xaqiijisay in dhamaan dadkii Kenyaanka ahaa ee lagu xiray Tanzania dalkooda Kenya dib loogu celiyay.