DHAGEYSO:Xildhibaanka Garissa Township oo soomaalida ugu baaqay midnimo

0
513

Mudanaha laga soo doortay deegaanka Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa bulshada soomaalida ee ku nool gudaha dalka ku boorriyay in ay midnimo muujiyaan si ay uga dhex muuqdaan dalka.
Waxaa uu xusay in soomaalidu ay gaartay horumar wayn marka loo barbardhigo sanado ka hor sidaas awgeedna laga doonayo in aynan kala qaybsanaan.