Maxkamadda sare ee ismaamulka Meru ayaa mar kale soo saartay go’aan ka dhan ah xilka qaadistii guddoomiyihii dowlad deegaanka Wajeer Maxamad Cabdi Maxamuud.
Maxkamadda ayaa soo saartay amar ah in madaxa waaxda cadaaladda ee dalka ay soo dhisto guddi saddex garsoorayaal ah kuwaasi oo dhageysan doona kiiska xilka qaadistii ee barasaabka Wajeer.
Amb. Maxamad Cabdi ayaa sheegay in si nidaam ah loo marin dhaarinta ku xigeenkiisa.
Xili uu la hadlyay warbaahinta waxaa hadalladiisa ka mid ahaa
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Maxamad Cabdi Maxamuud oo ka hadlay go’aan ay soo saartay maxkmadda sare...