Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Warbixinno Dheeraad ah

Warbixinno Dheeraad ah

Nin 300 oo Maalmood hurda Sanadkiiba

Nin 42 sano jir ah oo ku nool dalka India ayaa dhawaan qabsaday cinwaannadda warbaahinada caalamiga ah ka dib markii lagu arkay xaalad aan...

Shirkad laga leeyahay Shiinaha oo taagtay dhismo ka kooban 10 dabaq wax ka yar 29 Saacadood

Shirkadda Shiinaha ee 'Broad Group' ayaa dhowaan soo bandhigtay Dhismaheeda cusub, iyada oo ka dhistay guri 10 dabaq ka kooban magaalada Changsha keliya 28...

Haweeney shaqaalaysiisay qof been u sheega ayeeyadeed 13 sano, naxariis darteed

Haweeney Shiineys ah ayaa lagu qasbay inay been u sheegto ayeeyadeed, oo xitaa ay qortay qof sidaas oo kale sameeya, muddo 13 sano ah,...

Tuug la xiray markii labaad muddo toddoba sanno gudaheed ka dib markii uu soo xadhay kabo haween oo la isticmaalay

Toddoba sanno ka dib markii lagu helay eedeymo ah inuu soo xadhay in ka badan 200 oo kabaha haweenka ah, ayaa nin Japanese ah...

Nin barta Tik Tok isticmaalo oo gabadh yar siiyay taleefon cusub ka dib si khasab ah uga qaatay

Nin barta Tiktoka isticmaalo oo reer Yukreeniyaan ah oo iska duubay isaga oo gabar yar oo wadada maraysa siinayo taleefan casri ah oo cusub...

Lamaane 3 bilood ay gacmahooda ku xidhnayd silsilad oo kala tagay isla maalinti la kala furay

Maalintii Jacaylka, lamaane da ’yar oo reer Yukreeniyaan ah ayaa cinwaannada wararka caalamiga ah qabsaday ka dib markii ay gacmahooda isku xidheen muddo saddex...

Booliska oo xiray dhamaan shaqaale hotel ka dib markii loo diiday hambeegar bilaash ah

Koox ka tirsan booliska Pakistaan ayaa wajaheysa ganaax kadib markii ay xireen 19 ka mid ah shaqaalaha maqaayada cunada laga cuno ee ku taal...

Haweenay la la’aa 11 sanno oo la helay iyada oo si qarsoodhi ah ugu nool guri dariska ah

Haweeney Hindi ah oo ka tagtay guriga qoyskeeda sannadkii 2010-kii oo aan la arkin tan iyo markaas ayaa dhowaan la helay iyadoo ku nool...

HeshiisKa Doorashada Soomaaliya oo lagu wado in Maanta la saxiixo

Xarunta Teendhada Arfisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socota qaban qaabada munaasabadda lagu saxiixayo heshiiska doorashada oo ay wada gareen Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda...

Nin hal maalin qaab online ah ku gaaray badheeco sanad laga iibiyo suuqa

Xin Youzhi, oo loo yaqaano Xinba, oo ah shakhsi dhanka internet-ka ku xeel dheer loona yaqaano boqorka Shiinaha ee iibka tooska ah, ayaa dhawaan...

Haweeney cunug dhashay ka dib markii ay dabeyl uureysay

Booliska dalka Indonesia ayaa baaraya dhacdo la yaab leh ka dib markii haweeney 25 jir ah ay sheegtay inay umushay saacad uun ka dib...
- Advertisment -

Most Read