Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Qaar ka mid ah dadkii ku dhintay qaraxii Muqdisho oo la shaaciyay

Weerarkii lagu qaaday Huteelka Afrik ee magaaladda Muqdisho ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen AUN Cabdullaahi Nuure Siyaad iyo Biiriye Xaashi oo ka...

DEG DEG:Qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo rasaas la maqlayo

Qarax xooggan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan qaraxa.Wararku...

DHAGEYSO:Soomaaliland oo beenisay in la musuqay dhaqaalaha Covid-19

Wasiirka Wasaaradda Hormarinta Caafimaadka Somaliland oo Cumar Cali C/laahi oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Beeniyaay Eedo musq Maasuq oo Xisbiga wadani...

DHAGEYSO:Taliyaha Ciidanka dhulka Soomaaliya oo kormeeray fariisimaha ciidanka ee gobolka Gedo

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo kormeer ku sameeyey fariisimaha Ciidamada Xoogga ee duleedka degmada Beled-xaawo ayaa mar kale...

Amaanka magaalada Dhuusmareeb oo aad loo adkeeyay iyo shir ka furmaya halkaas

Waxaa aad loo adkeeyay amniga magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, halkaasoo la filayo inuu ka furmo shir u dhaxeeya Madaxda...

Maamulka Jubbaland oo ka hadlay shirkii uu madaxweynaha Soomaaliya ku dhawaaqay

Maamul Goboleedka Soomaaliyeed eee Jubbaland ayaa soo dhaweeyay sheegayna inay ka qeyb-galayaan shirkii uu xalay iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Maxamed C/laahui Farmaajo.Madaxweynaha ayaa...

DHAGEYSO:Galmudug iyo Puntland oo ka shiray amniga Gaalkacyo

Waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ka dhacay Kulan ay isugu yimaadeen Masuuliyiinta Gobolka Mudug ee Maamulada Puntland iyo Galmudug waxayna ka wada...

Howlgal Beledweyne laga sameeyay oo dad lagu xir xiray

Ciidamada Booliska Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hir-Shabeelle ayaa waxaay Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan xalay ku xireen Saddex dhalinyaro ah oo si aad...

Duqaymo ka dhacay gobolka Bakool

Wararka ka imaanaya Gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan inay halkaas Xalay ka dhaceen Duqeymo diyaaradeedoo lala beegsaday Xarumo ay ku sugnaayeen...

Madaxweyne Farmaajo oo shir wadatashi ah isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalkaasi iyo baahida loo qabo in la gudagalo qabsoomidda doorashadii...

Beesha caalamka oo ku baaqday in si deg deg ah lagu xalliyo khilaafka doorashada

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa qoraal kooban kasoo saaray kualankii Maanta Wakiillada Beesha Caalamka ay Madaxtooyada kula yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo.Qoraalka...

Madaxtooyada Soomaaliya oo war ka soo saartay kulankii MD Farmaajo Iyo beesha caalamka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa la...
- Advertisment -

Most Read