Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

Dowladda oo sheegtay inay xakameysay faafidda Ayaxa

Dowladda dhexe ayaa shaaca ka qaadday inay xakameysay dhaqdhaqaaqa Ayaxa la soo tabiyay inuu ku degay qaybo ka mid ah dalka.Wasiirka wasaaradda beeraha ee...

Warbaahinta dalka oo lagu boorriyay inay ka shaqeeyaan horumarka dalka

Afhayeenka dowladda dhexe Mr. Cyrus Oguna ayaa ku boorriyay warbaahinta dalka inay safka hore uga jiraan xoojinta midnimada iyaga oo dadweynaha u gudbinaya macluumaad...

Waaxda dambi baarista dalka oo su’aalo weydiisay Kalonzo Musyoka

Madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ayaa maanta tagay xarunta dhexe ee waaxda dambi baarista dalkani Kenya ee wadada Kiambu Road.Kalonzo ayaa si iskii ah...

Maamulka NMS oo isbuuca soo socdo xarigga ka jari doono 24 xarumo caafimaad ah

Waxaa la filayaa in maalmaha nagu soo aaddan si rasmi ah xarigga looga jaro 24 isbitaal oo uu dhisay maamulka NMS ee ay dowladda...

DHAGEYSO:Shacabka Wajeer oo loogu baaqay in ay nadaafadda ku dadalaan

Iyadoo waaxda saadaasha hawada ee dalka ay sheegtay in ismaamullo ay Wajeer ka mid tahay la rajeynayo in ay roobab culus ka da’aan ayaa...

DHAGEYSO:Dadka ku nool qaxootiga oo rajo wanaagsan ka muujiyay Joe Biden

Qaxootiga ku nool xeryaha Dadaab ayaa soo dhaweeyay madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka joe biden.Waxaa ay rajeynayaan in loo qaado dalkaasi sida uu ku...

IEBC oo cambaareysay dilka sarkaal u qaabilsanaa Tiaty

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ee IEBC ayaa si kulul u cambaareeyay fal lagu dilay maamule ku xigeenkii guddiga ee deegaanka...

Arday quful dartii mindi madaxa looga dhuftay

Arday dhigta fasalka seddexaad ee dugsiga sare ee Wahundura ee ku yaala ismaamulka Murang’a ayaa la dhigay isbitaalka qaran ee Kenyatta ka dib markii...

Xisbiga Jubilee oo u hambalyeeyay Biden

Xisbiga talada dalka haya ee Jubilee ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa rasmiga ee Twittarka waxaa uu fariin hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub...

Xildhibaanka Tiaty oo la xiray

Waxaa xabsiga loo taxaabay mudanaha laga soo doortay deegaanka Tiaty ee ismaamulka Baringo William Kamket oo lala xiriiriyay dhibaatooyin dhanka amniga ah oo dhawaan...

IEBC oo shacabka ugu baaqday in ay hubiyaan in saxiixyadooda rasmiga la soo gudbiyay

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ee IEBC ayaa shacabka ku boorriyay in saxiixyada la soo uruuriyay ee ku saabsan BBI ay...
- Advertisment -

Most Read