In ka badan 1,800 oo arday ah ayaa sanadkan ku biiraya machadyada lagu barto culuunta macallinimada ee wadanka.
Ardaydan ayaa waxaa fursadda siisay laanta dowladda...
Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa soo gabagabeeyay safar uu ku tagay dalka Rwanda.
Waxaa uu caasimadda wadankaasi ee Kigali uga qayb galay shirka 26-aad ee...
Tiro aan la garaneyn oo aad u hubeysan islamarkaana ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa habeenimadii Khamiista joojiyay bas rakaab...
Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalkani Kenya Prof. George Magoha ayaa gaashaanka u daruuray baaqyo ku aaddan in dabagal lagu sameeyo isticmaalka lacagaha ay dowladdu...
Maxkamadda ayaa damaanad lacageed oo dhan 300,000 ku siidaysay nin lagu magacaabo Ken Lugwili oo lala xiriirinaya ka ganacsiga hubka.
Dhawaan ayay ahayd markii howlgal...
Waxaa xarunta shirarka caalamiga ee KICC ee magaalada Nairobi haatan ka socda kulanka labaad ee golaha isbeheysiga Azimio La Umoja -One Kenya.
Musharraxa madaxweyne ee...
Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa gaaray caasimadda dalka Rwanda ee Kigali.
Waxaa uu halkaasi uga qayb geli doonaa kulanka guud ee 26-aad ee hoggaamiyaasha waddamada...
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha wadanka ee IEBC ayaa casuumaad uu fidiyay afarta musharrax ee u taagan xilka madaxtinnimo ee doorashada guud...
Madaxweyne ku xigeenka dalka ahna musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Kenya Kwanza William Ruto ayaa soo dhaweeyay in laga gudbo nidaamkii waxbarashada ee 8-4-4.
Waxaa uu...
Recent Comments