DHEGEYSO:6 sarkaal oo ka tirsan adeegga qaran ee KWS oo maanta maxkmadda la soo taagay

0
183

6 sarkaal oo ka tirsan adeegga qaran ee duurjoogta dalka KWS ayaa la soo taagay maxkamada Nakuru.
Waxaa looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen waayitaanka Brian Odhiambo.
Brian ayaa la waayay bishii Febraayo ee sanadkan xili uu ku sugnaa beerta qaranka ee Nakuru.
Qareenka Ninka maqan iyo qoyskiisa ayaa la hadlay warbaahinta .