Doorasho guud oo maanta ka dhacaysa dalka Hungary

0
305

Shacabka wadanka Hungary ayaa maanta ka qayb qaadanaya doorasho guud oo lagu tilmaamay mid lagu ilaalinaya dimuqraadiyadda.
Ra’iisul wasaaraha wadankaasi Viktor Orban ayaa doonaya in markii afaraad oo xiriir ah uu xukuumadda dalkaasi hoggaamiyo.
Mas’uulkan ayaa sanadihii ugu dambeeyay wanaajinayay xiriirka wadankiisa kala dhexeya dowladda Ruushka.