Ugu yaraan saddex qof ayaa la xaqiijiyay inay soo gaareen dhaawacyo ka dib shil saaka ka dhacay isgoyska Green view ee magaalada Mandera.
Shilka ayaa u dhexeyay baabuur jaad siday iyo taksi.
Saddexda qof ee dhaawacmay ayaa la geeyay isbitaalka magaalada Mandera si loo daaweeyo.





