Bulshada xoola dhaqatada ah ee ku nool deegaannada ku hareeraysan garoonka diyaaradaha magaalada Ceerigaabo ayaa waxay dhigeen bannaanbax cabasho ah oo ay kaga soo horjeedaan dhulkoodii oo loo adeegsanayo balaarinta garoonka magaaladaasi.
Waxaa ay sheegeen in dhulka la calaamadeeyay ay ugu yaalaan beero iyo ceelal biyoodyo ay dadka iyo duunyaduba uga cabayeen.
Waxaa ay madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ugu baaqeen inuu arrintaan soo farageliyo
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Shacabka Ceerigaabo oo cabasho u gudbiyay madaxweynaha Soomaaliland