Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa maanta leesinka shaqo siisay 44 shirkadood oo caalami ah.
Tani ayaa u suurtagelinaysa inay xafiisyo dhexe ka furtaan magaalada Riyadh.
Tallaabadan ayaa lagu sheegay mid sare u qaadi doonto awoodda dhanka ganacsiga ee boqortooyada iyo fursadda ay u heli karto deeqaha shisheeye.